10-ka Xiddig ee ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka oo Lasoo Saaray.

0
75

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la gaadhay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka iyada oo ay xiddigo badan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka, Shabakad Mailonline ayaa soo saartay 10-ka xiddig ee ugu fiican qaybta hore ee xilli ciyaareedka horyaalka premier League.

Halkan Kaga Bogo liiska 10-ka Xiddig ee ugu Fiican Premier League.

  1. Mohamed Salah
  2. Phil Foden
  3. Son Heung-min
  4. Cole Palmer
  5. Hwang Hee-Chan
  6. Anthony Elanga
  7. Michael Olise
  8. Ollie Watkins
  9. Alejandro Garnacho
  10. Richarlison

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here