Saturday, April 20, 2024

Kismaayo(Waamo Radio)Machadka barashada culuumta sharciga iyo Carabiga Imaamu Shaafici ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah Macaahida ka jira magaalada Kismaayo ayaa ah Machad...

Warbixin:Muhiimada Waxbarashada ay u leedahay Gabdhaha

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa Magaalada Kismaayo ku nool gabdho badan oo wax baratay isla markaana fahansan ahmiyada ay waxbarashadu leedahay,Hadaba qaar kamid ah gabdhaha wax bartay...

Dadka naafada ah ee kunool magalada kismayo oo ka war bixiyay Xaaladahooda nololeed.

kismaayo (Waamo Radio) Qaar kamid ah Bulshada kunool degaanada Soomaalida  waxaa ay yihiin dad qaba baahiyaha gaara una baahan in siyaabo kala duwan looga caawiyo...

Warka Habeenimo ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Warka habeenimo ,Waxaana soo Jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/501639814099236/?t=4

Dumarka ku shaqaaysta xirfadaha qurxinta dumar oo kismaao kusoo badanaya

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cilaansaarku waa qayb kamid ah qurxinta dumarka waxaana Magaalada Kismaayo ku nool dumar badan oo ku shaqaysta xirfada kala duwan ee qurxinta haweenka...

Dhalinyarada Baratay kuna shaqeysata xirfada Harqaanka oo kusoo badanaya Magaalada Kismaayo

kismaayo(Waamo Radio)in aad xirfad yeelo ma ahan wax fudud in badan oo kamid dhalinyarada soomaaliyeed ee kunool magaalada kismaayo ayaa sheega in ay waayeen...

Dhalinyarada jiim-ka (GYM)qaada ee Kismaayo oo ka warbixiyay Faa’iidada uu leeyahay jimicsigu.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaayo waxaa ku yaala dhowr goobood oo lagu sameeyo Jimicsiga waxaana jira dhalinyara ku xiran goobaha jiimka(GYM) si ay jirkooda u dhisaan. Inta...

Maareeyaha garoonka Diyaaradaha kismaayo oo ka warbixiyay xalada garoonka

Kismaayo(Waamo Radio)Halkani waa garoonka Caalamiga ah Magalaada kismaayo  Waxaa Maalinba Maalinka ka dambaysa soo kordhaya Horu Marka iyo Nidaamka Dowladeed ee Jubbaland Kaas oo...

Sare u kac ku yimid Qudaarta lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Kismaayo.

Kismaayo(Idaacada Waamo)Madaama Sanadkii lasoo dhaafay  ay  Somalia ka da'een Roobab Xoog leh islamarkana ay saameyn xooggan gaarsiyeen beeraleyda dalka ayaa waxaa suuqyada qaar ee...

Warka Habeenimo ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Warka habeenimo ,Waxaana soo Jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/482798202577865/?t=1