Friday, March 29, 2024

Maareeyaha garoonka Diyaaradaha kismaayo oo ka warbixiyay xalada garoonka

Kismaayo(Waamo Radio)Halkani waa garoonka Caalamiga ah Magalaada kismaayo  Waxaa Maalinba Maalinka ka dambaysa soo kordhaya Horu Marka iyo Nidaamka Dowladeed ee Jubbaland Kaas oo...

Faallo:Sida ay warbaahinta caalamka uga warrantay ayaxa soo weeraray Soomaaliya.

Kismaayo(Idaacada Waamo)Warbaahinta caalamka ayaa qaabab kala duwan uga warrantay ayaxa duullaanka ku ah Soomaaliya kaas oo la sheegay in dhul ballaaran uu xaalufiyay. Sida ay...

Barnaamijka Faaqidaada Dunida ee Idaacada Waamo

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Barnaamijka Faaqidaada Dunida ,waxaana inoo soo jeedinaya:Cawke Cali Cawil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/514926889143510/

Magalaada Kismaayo oo laga Dareemayo Koboc Ganacsi

Kismaayo(waamo Radio)Soomaaliya Waxa ay Caan ku Tahay Khayraadka Dahan Bad iyo Barriba Hadaba Sanadihii ugu Dambeeyay Waxaa dalkeena kahana Qaaday Nidaam Dowladeed Burburkii Dowladii...

Taariikhda Ciyaaryahanka Andrea Barzagli

Magaciisa Oo Buuxa Waa Andrea Barzagli Wuxuu Dhashay 8 May 1981 Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Fiesole ee Dalka Italia Wuxuu Kubada Cagta Kusoo Biirey Sanadka 1998 Isaga...

Magaalada Kismaayo oo horumaro lagu sameeyay goobaha  bilicdasan oo ay Bulshada  ku kulmaan.

Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Kismaayo Ayaa Mudooyinki Dambe Waxay Hormar Ka Samenaysay Goobaha Ay Bulshada Iskuugu Timaado Waxaana Magaalada Ku Yaalo Dhor Xarumood Kuwasoo Bilicdooda Ay...

Kismaayo nin noloshiisa ka mareeya raashin Bisil oo gaari gacan uu ku wareejiyo.

Kismaayo(waamo Radio) Qof walbaa dunidaa ku nool noloshiisa wax uu ku maareyaa wax walboo u arko in uu ka mira dhalin karo hamigiisa islamarkaasina...

Barnaamijka Hadal Heynta Baraha Bulshada ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)- dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa  Barnaamijka Caweyska waxana inoo jeedinaya Abdijamal Moalim,cabdiraxiim Deeq iyo Cowke Cali. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/397953630782558/?t=0

Madaxweynaha Jubbaland oo Xariga ka Jaray Dhismayaal Cusub oo ay Dhawr Wasaaradood ku Shaqeyn...

Kismaayo(Waamo Radio)Madaxweynaha dowladd goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray dhismayaal cusub oo loo dhisay qaar mid ah Wasaaradaha Jubbaland waana...

Faallo: Dekada Kismaayo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dekedda Kismaayo, waa Dekadda Rasmiga ah ee Kismaayo, oo ku taal koonfurta Soomaaliya. Waxaa lagu tilmaamay inay tahay mid ka mid ah ilaha...