Thursday, March 28, 2024

Mohamed Salah oo Laba Shardi Ku Xidhay In Uu Sii Joogo Liverpool.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu soo waramayaa in uu ku faraxsan yahay in uu sii joogo Anfield...

Barnaamijka Dhacdooyinka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Abdirahin Deck https://www.youtube.com/watch?v=QSKPMvQwEg4

Isku Aadka Tartanka yurub ee Champions League oo lasoo saaray.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo saaray isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka Champions League oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad gooni leh. UEFA ayaa...

WARBIXIN: 10-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka oo La...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tobanka ciyaartoy ee ugu fiican Premier League ilaa haatan xilli ciyaareekan ayaa la magacaabay. Horyaalka xiisaha badan ee Premier League ayaa gabagabo ku dhow...

Tababaraha Xulka Qaranka England oo soo saaray liiska Xiddigaha Xulka England ee Fasaxa Caalamiga.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha xulka qaranka England ee Southgate ayaa soo xushay Liiska xulka qaranka England ee fasaxa caalamiga ah ee bishan March, Xulka qaranka England...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdinoor Samriye. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/731578512438902

Tababare Xabi Alonso oo Taariikh ka sameeyey Wadanka Jarmalka

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Bayer Leverkusen ee Xabi Alonso ayaa taariikh aan abid ka dhicin horyaalka waddanka Jarmalka ee Bundesliga sameeyey xilli-ciyaareedkan, waxaana...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdirahiim Deck https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1599932907212736

Arsenal oo Taageerayaasheeda Xasuusisay Wakhtigii Dahabiga Ahaa

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay wareega 8 Dhamaadka tartanka champions League. Kooxda Arsenal ayaa rikoodhayaal ku garaacday kooxda Fc Porto kulan ka tirsanaa lugta...

Update: Kooxaha U Gudbay Wareega 8 Dhamaadka Champions Leageu

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray qayb ka mid ah kulamada wareega 16-ka champions League oo la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii. Waxa jira kooxo haatan xaqiiqsaday...