Friday, March 29, 2024

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya :-Awke Ali Awil. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/430951946268838

Xulka Qaranka Somalia oo Guuldaro ku bilowday Is Reeb-Reebka Koobka Africa.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xulka Qaranka Somalia ayaa guuldaro kala kulmay xulka Qaranka Eswatini kulan ka tirsanaa is Reeb-Reebka Koobka Africa. Xulka Somalia Oo Marti loo ahaa ayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Awke Ali Awil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/366632289688092/?app=fbl  

RASMI: Kooxaha Ilaa Haatan U Soo Baxay Tartanka Koobka Kooxaha Adduunka 2025

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tartanka Club World Cup ama koobka Kooxaha Adduunka sanadka 2025 ayaa ka duwanaan doona sidii hore iyada oo ay FIFA is badal weyn...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/934901287942500/?app=fbl  

Lewandowski Oo Ku Soo Wajahan Premier League, Laba Koox Ayaa Doonaya Saxiixiisa

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa bartilmaameed u noqday laba kooxood oo premier League ah ka hor suuqa kala iibsiga xagaaga. Wargaysla El...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Awke Ali Awil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/260288823800337/?app=fbl  

Muxuu Ten Hag Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Man United

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha Kooxda Man United ee Erik Ten Hag ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Liverpool. Man United ayaa 4/3 ku xasquuqday Liverpool...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Mowliid Abdi Kulmiye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1364472204272339/?app=fbl  

Erik Ten Hag Oo Digniin U Diray Liverpool Ka Hor Kulanka Caawa

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha Man United ee Erik Ten Hag ayaa ka hadlay kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaarayso Liverpool kulan ka tirsan 8 Dhamaadka...