Tuesday, March 19, 2024

Muxuu Ten Hag Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Man United

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha Kooxda Man United ee Erik Ten Hag ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Liverpool. Man United ayaa 4/3 ku xasquuqday Liverpool...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Mowliid Abdi Kulmiye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1364472204272339/?app=fbl  

Erik Ten Hag Oo Digniin U Diray Liverpool Ka Hor Kulanka Caawa

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha Man United ee Erik Ten Hag ayaa ka hadlay kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaarayso Liverpool kulan ka tirsan 8 Dhamaadka...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1501446580432269

Mohamed Salah oo Laba Shardi Ku Xidhay In Uu Sii Joogo Liverpool.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu soo waramayaa in uu ku faraxsan yahay in uu sii joogo Anfield...

Barnaamijka Dhacdooyinka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Abdirahin Deck https://www.youtube.com/watch?v=QSKPMvQwEg4

Isku Aadka Tartanka yurub ee Champions League oo lasoo saaray.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo saaray isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka Champions League oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad gooni leh. UEFA ayaa...

WARBIXIN: 10-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka oo La...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tobanka ciyaartoy ee ugu fiican Premier League ilaa haatan xilli ciyaareekan ayaa la magacaabay. Horyaalka xiisaha badan ee Premier League ayaa gabagabo ku dhow...

Tababaraha Xulka Qaranka England oo soo saaray liiska Xiddigaha Xulka England ee Fasaxa Caalamiga.

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha xulka qaranka England ee Southgate ayaa soo xushay Liiska xulka qaranka England ee fasaxa caalamiga ah ee bishan March, Xulka qaranka England...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:- Abdinoor Samriye. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/731578512438902