Bruno Fernandes oo hakad geliyey wadahadalladii heshiis kordhinta Kooxda Manchester United

0
125

Bruno Fernandes ayaa la soo warinayaa inuu hadal geliyey wahadalladii heshiis kordhinta kooxdiisa Manchester United.

Wargeyska The Athletic ayaa warinaya in Bruno Fernandes uu hakad geliyey wahadalladii heshiis kordhinta ee uu kula jiray Kooxda Manchester United.

Kubbad abuuraha reer Portugal ayaa haatan naadiga Red Devils kula jira ilaa sanadka 2025-ka, laakiin waxa ay kooxda reer England isku dayday inay heshiis cusub ka saxiixato iyadoo wahadallo la billowdo.

Yeelkeede, wahadallada heshiis kordhinta Bruno ayaa haatan hakad uu ku yimid, sida lagu daabacay Wargeyska The Athletic.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.