Sare u kac Laga Dareemayo Suuqyada qudaarta ee Magaalada Kismaayo.

0
247
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada qudaarta ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa maalmahaan laga dareemayaa Sare u kac qiimaha qudaarta Lagu kala iibsado suuqyada.
 Waxaana Ganacsatada qudaarta ay sheegeen in sare u kacan ay keentay abaarta ba’an ee ka jirta deegaanada Jubbaland oo saameyn ku yeelatay dalagyada laga keeni jiray beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.