Tababar ku saabsan hannaanka sharci daadajinta oo loo qabtay Golaha Wakiilada Jubbaland

0
206
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xubno  kamid ah golaha wakiilada Jubbaland iyo qaar kamid ah howl wadeena wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dowlad goboleedka  Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo loogu qabtay aqoon korarsi ku saabsan hannaanka sharci daadajinta.
Tabbarkan ayaa waxa uu socon doona mudo sadax maalin ah waxaa tabarka qabatay hay’adda UNDP waxaana lagu baranayaa hanaanka sharci daadajinta.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.