Dabeeylo ka jira gudaha Badda oo saameyn ku yeeshay kalluumeysata Kismaayo

0
237
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dabaylo xooggan oo waqtigan ka jira xeebaha Badweeynta Hindiya ayaa saamayn ku yeeshay kaluumaysatada xeebaha magaalada Kismaayo,waxaana yaraaday ganacsiga kalluunka taas oo ay sabab u tahay kacsanaanta Badda.
Mid ka mid ah bad maaxiinta Kismaayo ayaa ka warbixinaya caqabadaha soo wajahay kalluumeysatada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.