Maamulka Iskuulka Kudhaa oo ka warbixiyay xaaladda Waxbarasho ee Iskuulka

0
184
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jasiiradda Kudhaa waxa ay ka mid tahay jasiiradaha ku yaalla gobalka Jubbada Hoose waxaa ku nool dad kor u dhaafaya boqolaal Qoys.
Jasiiradda waxa ay leedahay hal iskuul,kaas oo ay dhigtaan dhammaan Ardeyda ka kala imaata deeganada hoos yimaada Kudhaa,Iskuulka ayaa ah mid ka muuqda burbur xooggan, kaas oo u baahan dib u dayac tir.
Maamulaha iskuulka deegaan xeebeedka Kudhaa Maxamed Axmed Xuseen ayaa faafaahin ka bixiyay qaabka Ardeyda ay wax ku baraan,isagoona ka warbixiyay duruufaha waxbarasho ee ka jira deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.