Xaafadda Towfiiq ee Waqooyiga Kismaayo oo laga dhagax dhigay xarun wax lagu bari doono Carruurta agoonta ah

0
239
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarun wax lagu bari doono 200 oo arday oo agoon ah kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa laga dhagax dhigay  xaafada Towfiiq ee waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Goobtaan oo laga dhisayo xarun waxbarasho iyo Masjid ayaa waxaa  dhagax dhigay Guddoomiyaha  Baarlamaanka Jubbaland  Cabi Maxamed Cabiraxmaan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan laba gole ee dowlad goboledka Jubbaland.

 

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.