Gudoomiyaha dhalinyarada degmada Kismaayo oo ka hadlay isku xirka dhalinyarada deegaanka

0
206

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo dhismihii golaha Dhalinyarada degmada kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hourmarinaayo dhalinyarada maagaalada iyo deegaanada hoos yimaada, qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin isku xirka dhalinyarada iyo xaq u raadintooda iyo wacyi galinno guud oo loo sameynayo Dhalinyarada si ay ooga shaqeeystaan gudaha Dalkooda,sidoo kale sida ay sheegeen masuuliyiinta golaha  dhalinyarada degmada waxey dhalinyarada door muuqdo ka qaateen soo celinta bilicda magaalada,taaso ah arrin muhiim ah.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.