Dadka danyarta ee deggan deegaanka Dhagax-dheer oo codsi u dirsaday Jubbaland

0
204
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dad danyar ah oo daggan duleedka magaalada kismaayo gaar ahaan aaga dhagax dheer ayaa ka cabanaya waddo la’aan,biyo yari  iyo karonto la’aan ka jirta deegaanka.
Deegaankan ayaa waxaa ka dhisan guryo si casri ah loo dhisay,waxaana la dajiyey Qoysas heeysto carruurta agoonta ah,waxaana deegaanka dhistay Hay’ad kheyri ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.