Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Kismayao oo codsaday in Siyaasadda laga qeyb geliyo

0
198

Kismaayo(Idaacadda Waamp)-Dadka baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool Dalka Soomaaliya ayaa ah kuwo ay la kulmaan  caqabado kala duwan  .

qaarkood dadka Naafada ayaa waxaa ay yihiin kuwa waxbartay oo u bahan in fursado ay kaga qeybgalaan siyaasada la  siiyo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.