Wasaaradda Qorsheeynta Jubbaland oo Kismaayo ka daahfurtay kulanka dib u eegista sanadkaan sii dhamaanaya

0
247
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland  iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland ayaa waxaa ay maanta kulan ku yeesheen magaalada Kismaayo iyagoo dib eegis ku samenayaa qorshayaasha u qabsoomay Wasaaradaha ka howgala Jubbland.
Intii uu socoday kulanka ayaa waxaa la soo bandhigay qorshayaasha mudan in la hergaliyo sanadkaan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.