Culimada Kismaayo oo booqday Qoyskii dhawaan musiibada ku haleeshay Goobweyn

0
212

(Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhacdadaan dhawaan ka dhacday waqooyiga magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Goobweyn ayaa waxaa ku nafwaayay Hooyo Uur laheyd,Gabar ay dhashay iyo mid kale oo la nooleyd Qoyskeeda.

waxaana seddaxdaasi Qof ay ku nafwaayeen Dab ka kacay Dukaan uu lahaa Aabaha Qoyskaan,waxaana Guriga Ka mashaqadaan ka dhacay booqday Gudiga Gurmadka Culimada Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.