Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta dhagax dhigay kaydka Talaalka Gobolka Banaadir

0
211

Kismaayo)Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdusho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dayactirka keydka talalka Gobolka Banaadir.

Munaasabadda ayaa waxa kasoo qayb galay qaybaha Bulshada kala duwan iyo Masuuliyiinta Gobolka Benaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.