Qaar ka mid ah Culimada Kismaayo oo bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka Shaakiriin ee Xaafadda Guul-wade

0
259
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga iyo culimada Masaajidka Shaakiriin ee xaafada guulwade gaar ahaan waaxda Towfiiq ee Magaalada Kismaayo  oo kulan ay isugu yimaadeen bulshada soomaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qataan ballaarin masjidka lagu samaaynayo.
Masjidka ayaa ku yaraaday Jamaaacadii ku  tukanaysay waxaana lagama maar-maan noqotay in masjidka la balaariyo si Jamaaco badan ay ugu tukadaan salaada.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintaan oo faahfaahsan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.