Haween Kismaayo ku nool oo isku xilqaamay soo nooleeynta Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida

0
573
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyed ayaa muddooyinkii danbe kaalin muuqata kaga jiray horumarada kala duwan ee dalka ka jira sida Dhaqaalaha,Ganacsiga,Siyaasadda iyo farshaxanka,iyagoona la imaanayay halabuur kala duwan oo wax badan ka badalay Nolosha Qoysaskooda.
Magaalada Kismaayo waxaa ku nool Haween soo saara agabyada kala duwan ee Hidaha iyo Dhaqanka ay Soomalidu caanka ku tahay,kuwaas oo ay kaga qayb qataan soo Noolaynta Hida iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan oo faahfaahsan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.