Wasaaradda Haweenka,Xuquuqul Insaanka iyo arimaha Qoyska Jubbaland oo faahfaahisay Qorshaha ay degsan carruurta Baalash-layaasha ah

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku nool carruur danyar ah oo aan heeysanin adeegyada asaasiga u ah  nolasha dadka.

Carruurta caseeyayaasha ah  ee ku nool magaalada kismaayo ayaa ah kuwa reerahoda u raadiya Nolol-malmeedka ay Qoysaskooda biilan lahayeen,waxaan seegaan waxbarshadooda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.