Saraakiil ka tirsan Boliiska Jubbaland oo loo soo xiray Tababar ku saabsanaa baarista Dambiyada

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Booliiska qeybta gobalka Jubbada Hoose ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tabar socday mudo 10-maalmood ah oo lagu baranayey habka ugu fudud ee dabi baarista.
Munaasabada xiritaanka tabarka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay taliyaha taliska qeybta booliiska gobalka Jubbda Hoose  taliyaha waxda dabi baarista booliiska iyo xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan oo faahfaahsan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.