Maamulka iyo Dadka Deegaanada Goobweyn iyo Qaam-Qaam oo gurmad u fidiyay Qoyskii Gurigooda dhawaan dabku kakacay 

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaan musiibo ku habsatay Qoys ku noolaa deegaanka Goobweyn,ayna kala kulmeen khasaaro baaxad weyn oo hanti burbur iyo dhimasho isugu jira ayaa waxaa maamulka iyo dadka deegaanka ay bilaabeen in ay u sameeyaan gurmad maadama uu ka gubtay Hoygoodii.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan oo faahfaahsan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.