Bulshada Rayidka Kismaayo oo kulan soo dhaweeyn ah u qabtay Duqa Cusub ee magaalada

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayay aheyd markii  uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Kismaayo u soo magacaabay Cumar Cabdulaahi maxamed,Ururada magaalada kismaayo ay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ku qabteen kulan weyne ay ku soo dhaweynayaan Gudoomiyaha Cusub ee Degmada kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.