Guddoomiya degmada Kismaayo oo kormeer ku tagay goobihii laga raray waratada iyo gaari gacanlayda suuq yaraha Kismaayo

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiya degmada Kismaayo  Cumar Faraweyne oo ay wahelinayaan xubna sarakiil ah ayaa waxa uu kormeer ku tagay  goobihii laga raray waratada iyo gaari gacanleyda suuq yaraha Kismaayo.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu u kuur galayey sida uu u dhaqan galay amarkii ka soo baxay maamulka degmada Kismaayo 18 bishan oo ahaa in mudo 4 maalin ah gudohood ee ku baneeyaan ganacsatada ku ganacsada hareeraha wadooyinka suuqa.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.