Hooyo Uur leh iyo Laba caruur ah oo ku geeriyooday dab qabsaday Gurigooda

0
391

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ee dhaca Waqooyiga magaalada Kismaayo waxaa Dab ka kacay Tukaan lagu iibiya shidaal ku nafwaayay afar Qof Hooyo uur ah Gabar ay dhashay iyo mid ay la nooleed waxaa dhacdadaan aad looga dareemay Kismaayo iyo Deegaanka Goobweyn oo ah halka mashaqadaan ka dhacyday.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.