Dad ay abaartu Saamaysay oo kusoo barakacay Deegaanka Buulo-guduud  ee Gobolka Jubbada Hoose 

0
173

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa  sii xumaanayso xaalada Binaa’aadanimo ee dadka ay abaartu saamaysay ee ku nool degaanada dowlad goboledka Jubbaland kuwaas oo ay abaartu dhaafisay inta badan xoolihii ay noloshoodu ku tiirsanayd.

Waxaa maalmihii ugu danbeeyay deegaanka Buulo-guduud ee waqooyiga Magaalada Kismaayo soo gaaray dad ay abaartu soo barakicisay kuwaas oo la dajiyay xero barakac oo ay horay u sii daganaayeen dadkii ay barakiciyeen fatahaadaha wabiga Jubba.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.