Qoysas ka soo barakacay abaarta ka jirta gobolka Jubbada hoose oo soo  gaaray duleedka Kismaayo

0
63
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sii xoogaysanaya abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay deeganada gobalka Jubbada hoose oo ay abaartu saameysay ayaa waxa ay soo gaareen deegaanka luglow ee duleedka magaalada Kismaayo.
dadkan ayaa waxaa xoolahoodii ka laysay abaarta haatana waxaa ay la soo carareen naftooda iyagoona soo maciin bidaday deeganka luglow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.