Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Baaq Kasoo Saaray Xaalada Abaaha Jubbaland.

0
314
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaano Dhowr Ah Oo katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland Waxan xiligaan wali kajirto Abaaro Daran oo Saameeyay  Dadka Iyo Duunyada waxaana yar Gurmadka lala Gaari karo Dadka Rer Miyiga ah oo ay  Badanaa  Xoolohu ka dhamadeen  Arintaan  waxaana maanta Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Ay  Baaq kasoo Saaray Xaalada Abaaha Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.