Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u Dayactir ku sameeyay Waddada aada Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

0
236
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waddadaan ay Maamulka Degmada Kismaayo dib u Dayactirka ay ku sameyeen ayaa waxa ay isku xirtaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyo xaafadaha kala duwan ee Magaalada Waxaana ay ahayd mid biyo fariisad ah oo xiliyada roobka ay dhibaato ku qabeen bulshada adeegsata wadadan.
Habada qaar ka mid ah darawaliinta magaalada Kismaayo ayaa ka mahad celiyey dayactirka lagu sameeyey wadadan iyagoona sidoo kale ka waramay caqabadihii ay kala kulmi jireen marista wadada gaar ahaan xili roobaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.