Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda XFS oo maanta lagu soodhaweeyey magaalada Kismaayo

0
192

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Soo dhaweyn iyo nasasho yar kadib Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo wafdigeeda waxay kormeer indho indheen ah waxay ku tageen Dekada weyn ee Magaalada kismaayo halkaas oo maamulka dekada uu si diiran ugu soo dhweeyey una soo kala tustusay qeybaha kala duwan ee ka kooban tahay dekada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.