10-ka Xiddig ee ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Ballon D’Or-ka Sanadkan

0
288

Ballon d’Or-(Idaacadda Waamo)-Abaalmarinta Ballon d’Or ayaa soo laabanaysa sanadkan oo la bixin doonaa kadib markii la kansalay sanadkii hore sabab la xiriirka xanuunka Korona kaas oo dhaliyay muran badan.

14 xiddig oo Premier League ah ayaa ka mid ah 30-ka xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka kadib markii la shaaciyay Liiska jimcihii hore.

Liiska 10-ka xiddig ee ugu cad-cad ku guulaysiga abaalmarinta sanadkan.

1) Robert Lewandowski, Bayern Munich

2) Karim Benzema, Real Madrid

3) Jorginho, Chelsea

4) Lionel Messi, Barcelona/Paris Saint-Germain

5) Cristiano Ronaldo, Juventus/Man United

6) N’Golo Kante, Chelsea

7) Kevin De Bruyne, Man City

8) Erling Haaland, Borussia Dortmund

9) Kylian Mbappe, Paris Saint-Germain

10) Mohamed Salah, Liverpool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.