Shirkada Tayo-dhowrka Jubbaland oo tababar u soo xiray 30 arday oo la barayey hubinta cuntada iyo daawooyinka

0
258
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkada Taya dhowrka  dowlad goboleedka Jubbaland  ayaa tabbar ku saab san hubinta cuntada iyo daawooyinka u soo gaba gabeysay 30  arday  ah oo ka mid ah ardeyda wax ka barata jaamacadaha ku yaalo degmada Kismaayo.
munaasabbada xiritaanka tabbarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah maamulka iyo maclimiinta jaamacadaha ku yaalo magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixitan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.