Dhalinyarada Kubada cagta  ee Deegaanka Cabdalle Biroole oo codsay in loo dhiso garoonka ay ku ciyaaraan

0
239

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha kubada cagata ayaa qeyb weyn ka qaata is dhexgalka ay bulsho meel kuwada nooli sameyn karto iyadoona qeyb weyn ka qaadan karta in ay dhalinyarada kaga mashquulaan waxyaabaha aan munaasabka u eheen sida Maandooriyaha iyo wixii lamid ah.

Dhalinyaro badan ayaa  kunool deegaanka Cabdalle Biroole waxay  inta badan jacel ciyaarista kubada cagta tasoo ay qeyb ka tahay isdhaxgalka dhalinyrada.
Waxaa dhalinyrada kunool deegaanka Cabdalle Biroole ku yar agabka lugu ciyaara kubada  Cagta inta badan bulshada kunool deegaanka ayaa u soo daawasha taga galbihii garoonka tasoo ay qeyb ka tahay sida ay bulshada u xiiseyaan ciyaarista Kubada Cagta.

 

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.