Qaybo ka mid ah Degaanada Jubbaland oo laga soo sheegayo Abaaro baahsan

0
196
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaaro baahsan ayaa ka jira qayb ka mid ah degaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland sid ay sheegeen Gudiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista musiiboyinka ee Jubbaland.
Sheekh Cabdiraxmaan Maxamuud Xirsi iyo Ugaas Cabdullaahi Siraad Cabdi oo ka tirsan Gudiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista Musiibooyinka ee Jubbaland  ayaa bulshada Soomaliyeed ugu baaqay in ay caawiyaan dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.