Horudhac: Manchester United vs Aston Villa

0
766

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa maanta kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka Premier League garoonkeeda kula balansan naadiga Aston Villa.

Man United ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku jirta bilawga xilli ciyaareedkan iyadoo haatan leh 13 dhibcood isla markaasna fooqa sare la wadaagta Chelsea iyo Liverpool oo ay ka simman yihiin dhanka dhibcaha, halka Villa ay booska 10-aad la fadhiso toddobo dhibcood oo qura.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 02:30 Duhurnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Old Trafford

Garsooraha: Mike Dean (England)

Wararka Kooxaha:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.