Wasiirka caddaalada Jubbaland oo kormeeray deegaano dhaca duleedka Kismaayo

0
156
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Caddaalada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ku  sameeynayay kormeer iyo indhoindheen deeganada dhaca dhinaca galbeedka degmada Kismaayo ayaa daahfuray masjidka Abuubakar oo laga hirgaliyey tuulada Yaaq raar ee galbeedka magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.