Mac-hadka Al-hilaal oo deeq Waxbarasho siiyay Arday isugu jirto Danyar iyo Agoomo

0
187

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka Al-hilaal oo ka mid ah macaahidda lagu barto luuqadaha ee ku yaalla  magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu waxbarasho lacag la,aan ah ugu deeqay caruur  isugu jira agoomo,danyar iyo kuwo ka soo laabtay xeryaha xaqootiga dhadhaab ee dalka kenya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.