Kismaayo oo Lagu soo Gabagabeeyay Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Ololaha isticmaalka Solarka

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waayadii dambe waxaa kusoo badanaya Isticmaalka Solorka Kaas oo looga maarmayo Isticmaalka Koronta oo bulshada inta badan ka cawdaan lacagta ay soo saarto saacadooda korontada ay isticmaalaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.