Roob xoogan oo ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameyn xoogan ku yeehsay dadka barakacyaasha ah

0
267

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismayao iyo Deeganaada Ku Xeeraan waxaa ka da’ay   Roobab  Ay kudiirsadeen Dadka Iyo Duunyada  kunool Deegaanka waxaana Roobabkaan ay da,ayeen xalay ilaa saaka dhanka kale waxaa ay saameeyn ku yesheen dadka barakacayashah ah  Ee Kunool Kaamaka Barakaca ah ee kuyaal magaalada Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.