Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbalan oo biyo dhaamin ka sameeyay Deegaanka Cabdalle Biroole iyo  tuulooyinka u dhadhaw

0
262
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool Degaanka Cabdule biroole oo hoos yimaada degmada Kismaayo iyo tulooyinka u dhadhaw ayaa  waxaa soo food saartay xaalad biyo la,aan ah maadaama lagu jiro xili jiilaal ah ayna gureen inta badan melihii ay biyaha ka heli jireen.
Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ‘ee baarlamaanka iyo wasiiradda Jubbaland iyo maamulka degmada Kismaayo oo ka jawaabayay cabashada biyo la,aaneed ee ka soo yeertay dadka ku nool Cabdulle Biroole iyo degaanada kale ee ku teedsan ayaa  gurmad biyo dhaamin ah ka sameeyay ilaa 8 degaan oo uu ka mid yahay degaanka Cabdalle biroole.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.