Warbixin:Gabar darawalad oo Kismaayo kaga shaqeeysata Taxsi

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku sugan dhalinyaro badan kuwaas oo leh xirfado shaqo oo   kala duwan,taas oo ay ka maareeyan nolashooda iyo midda Qoskooda.
Hodan Khaliif Nuur waa Gabar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Kismaayo,waxay gudaha magaalada ku ka xeysaa Taksi,iyadoona ka maareyso nolasha qooskooda.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.