Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo ka warbixiyay booqashadii ay ku tageen Qaam-Qaam

0
163
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaamqaam ayaa ah mid kamid ah deegaanada hoos yimaada degmada kismaayo waana deegaan caan ku ah tabcashada beeraha,agaasimaha Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo kormeer ku tagay Deegaanka Qaam-Qaam kormeerka ayaa ulajeedkiisu ahaa u kuurgalidda xaaladda shacabka ku nool Deegaanka Qaam-Qaam.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.