Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo qalab Xafiiseed ku wareejisay maamulka Degmada Kismaayo

0
201
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qalab xafiiseed ku wareejisay maamulka degmada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.