Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo kulan qaadatay guddiga ka hortagga Musiibooyinka iyo Abaaraha Jubbaland

0
21
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa  kulan la qaatay guddiga isku diyaarinta ka hortagga musiibooyinka & abaaraha Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.