Qaar ka mid ah Saxafiyiinta Kismaayo oo maanta loo soo xiray Tababar 

0
198
Tababarkaan oo socday mudo saddex Maalin ah loona qabtay 30  wariye oo ka mid ah wariyayaasha ka kowl-gala Magaalada kidmaayo ayaa maanta soo gaba gaboobay.

Aqoon ko rorsigaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka isutaga saxafiyiinta soomaliyeed ee FESOJ oo kaashanaya Hay’adda UNSOM ayaa mudadii 3 maalin ahaayd ee uu socday lagu baranayay doorka ay warbaahintu ka qaadan karto tabinta barnaamijyada la xiriira xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.