Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo kulan la qaadatay bulshada Baar-sanguuni

0
180
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha Gudaha fadaraalka iyo dib u heshisiinta Dowlad goboleedka Jubbaland  Maamulka Degmada Kismaayo iyo kan Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta booqasho kormeer ah waxey ku tageen Deegaanka Baar-sanguuni ee Dhaca  Waqooyiga Magaalada Kismaayo  waxaana socdaalka mas’uuliyiintan uu daarna u kuur galida baahiyaha dhanka bulshada ee Deegaanka Kajiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.