Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo Tababar ugu Qabaty Soddon Wariye oo ka howl-gala magaalda kismaayo

0
201
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socon Donoo mudo 3 maalin ah waxaa  ka faa’iideysanaya ilaa 30 wariye oo ka howlgala magaalada Kismaayo, waxaana lagu qaadan doona mudada uu socondoono  tababarro la xiriira tabinta Doorashooyinka iyo taageerada qoondada haweenka ee 30%   waxaana Tababarkaan  taageeraya xafiiska kaalmada Qarama Midoobay ee UNSOM waxaana furitaanka tababarkaan kasoo qeyb galay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta dadaweynaha Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud iyo   Wasiir kuxigeenka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Marwo Idil Maxamed Mursa iyo qaar kamid ah madaxda warbaahinta Ka howl gasho Magaalda kismaayo.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.