Bulshada Kismaayo oo baaq u diray Maamulka Jubbaland

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Xarunta Kumeel Gaarka ee Dowlada Goboleedka Jubbaland waa Magaalo Xeebeed leh Dekad ay Ka soo Dagaan Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Shicnadaha Ganacsiga.

Magaalada ayaa waayadii dambe waxaa Laga Dareemayaa Ciriiri iyo Jaam badan oo dhanka wadooyinka ah Maadaama ay Magaalada Maalinba Maalinta Ka dambeysa ay sii Kordhayaan Gawaarida Noqonayo Taksiga iyo Ciriiriga badan ee Ka Jira Wadooyinka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.