Qaar ka mid ah Ganacsatada Kismaayo oo Tababar loo qabtay

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bangiga Amal Faraciisa  magaalada Kismaayo ayaa Tababar u qabtay Ganacsatada magaalada Kismaayo iyo qaar ka mid ah Dhalinyarad rabta in ay hadda Sameeystaan Ganacsiyo u gaar ah.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.